jaliyadda Jubbland dalka Maleysia oo Hambalyo,Tageero iyo soo dhawayn u diraysaa xubnaha cusub aqalka sare
maleysia Mon 24-10-2016 03:03:01


Danood Media jaliyadda Jubbland dalka Maleysia oo Hambalyo,Tageero iyo soo dhawayn u diraysaa xubnaha cusub aqalka sare dowlada fedralka ee somalia laga doortay magalada Kismaayo.