Digniin ku socota maamulka Jubbaland Qaraxyo ku soo wajahan
Jubbaland Mon 29-02-2016 21:38:07


Danood Media Digniin ku socota maamulka Jubbaland waxaa ku soo food leh qaraxayo ku waas oo loo adeegsanayo babuurtii Al shabab ka furteyn Ciidanka Kenya ee   ceel cade laga oo soo buuxiyey waxyaala ah qaro Miinooyin lana beegsan doono madaxtooyadda,dhoobley,afmadoow iyo  goobaha ay ka dagan yahiin Maamulku kismayo Baabuurtan  ayaa waxeey ku soo gali donaan speed xoog badan ku soo  xabadu Karin dhaafi donaan controlka madax tooyadda gudahahn ay rabaan in ay xoog ku galaan  sida an xogta ku helay babuurtayn ayaa lagu soo xareyn donaa xaafado ka mid ah xafada kismaayo habenimo ayaa la soo galin donaa babuurtayn oo ledka loo soo wada damin doona marka ay soo galayaan laguna soo xareyndoono xafadda geeysaska xigo.