Inaa lilaahi wa inaa ilaahi Raajicuun,qofkasta markii ajashiisa dhamaato ayuu Alle oofsanayaa ma Dhinte waa Allaah
Doollo Mon 09-11-2015 23:36:58


Inaa lilaahi wa inaa ilaahi Raajicuun,qofkasta markii ajashiisa dhamaato ayuu Alle oofsanayaa ma Dhinte waa Allaah,



waxaan Tacsi Tiiraanyo leh halkan uga direynaa Nafteda iyo Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka  geeroiyooday walaalkeey Qays Sumuni oo ku geeriyooday  gaari truck ah Oo uu waday kula dhacay Magaalada Kansas ee carriga Maraykanka USA Waxaan Allah uga baryaya Dembi-dhaaf,Kitaabkeesana Midigta Allah ka siiyo ehelkii oo ka tagtayna, Samir Allah ha ka siiyo Aamiin Yaa Rabbi.