About us

Warsidaha “Danood.Com” oo Hawada Soo Galay

 

Waxaa la ogaysiinayaa dhammaan aqristayaasha sharafta leh in dhawaan uu hawada soo galay warsidaha lagu magacaabo “Danood.Com”.

Maamulka iyo shaqaalaha warsidahan ayaa u hogaansami doona anshaxa wanaagsan ee xagga warbaahinta, iyaga oo isla markaasna xooga saaraya in ay aqristayaasha sharafta ay u soo gudbiyaan warar run ah oo xaqiiqada ku qotoma. Warsidahan waa mid madax banaan oo dhex-dhexaadna ah, isla markaasna aan xidhiidh la lahayn dowlada ama urur siyaasadeed, balse ujaadadiisa ugu weyni tahay soo tabinta wararka iyo dhacdooyinka runta ah si ay ka fii’aadaytaan aqristayaasha sharafta leh.

 

Warsidahan waxa uu soo tabin doona wararka quseeya dhammaan ummada Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogto si guud ahaan ah, waxaase  uu si gooni ah wararkooda u soo tabin doonaa:

  1. Gobolka Ogaadeeniya.
  2. Gobolada Jubbooyinka
  3. Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya

Waad Mahasantihiin,

 

Maamulka Danood Media

danood1@gmail.com